Mareykanka oo War kasoo saaray Weerar cusub ay ku dileen xubno katirsan Al Shabaab

Diyaaradaha dagaalka Mareykanka ayaa duqeymo culus oo dhinaca cirka ah ka fuliyay duleedka magaalada Xarardheere ee gobolka Mudug, waxaana duqeyntaasi lagu beegsaday xubno katirsan Al Shabaab. Qoraal kasoo baxay taliska ciidamada Mareykanka ee Africom ayaa lagu sheegay in dalab ka yimid dowladda Soomaaliya loo fuliyay duqeynta oo ka dhacday duleedka Xarardheere, waxa ayna sheegeen in … Continue reading Mareykanka oo War kasoo saaray Weerar cusub ay ku dileen xubno katirsan Al Shabaab